Qaybtii 6aad Ninkii Caydiid Marna Waxa Uu Eegay Geelii Marna Libaaxii Talo Faro Waa Ka Baxday Waxa Uu Is Leeyahay Marka Uu Soo Kaco Hadii Uu Ku Dhaafona

Read More  

Qaybtii 5aad Marba Meelbuu Jeefsaday Geeliina Waa Kala Baahay Oo Ragarta Cad Ilaa Kimsaa Hareedka Ayuu Kala Marayaa Cadceeduna Waa Sii Gaabanaysaa Ninkii

Read More  

Qaybtii 4aad Marba Marka Danbaysa Cida Libaaxu Waa Soo Dhawaanaysaa Ninkii Caydiid Waa Diyaar Garoobay Oo Waxa Uu Is Leeyahay

Read More  

Qaybta, 2aad. Xiligaas uu Cadan joogey,waa 1964 kiiye waxaa soo baxay dhaqan cusub oo ay dhalinyardu la timid oo ay cayaar Twice

Read More  

Qaybta, 1aad. Abwaan Maxamed Aadan oo ku magac dheer Maaweel, wuxuu sanadkii 1942 ku dhashay magaalada Ceerigaabo,

Read More  

Qaybtii 3aad Caydiiid Waxa U Dhaqaaqay Xagii Geelii Wuu Is Dhextaagay Markaasuu Is Yidhi Tolow Sidee Yeeshaa Ma Geela Ayaad Inta Hadhay Meesha Ka Sii Daysaa Mise

Read More  

Qabtii 2aad Caydiid Geeliibuu Xeradii Keenay Roobkiina Mar Kaliya Hilaaca Ma Kal Jrayo Caydiid Habeenkaa Muuseexan Sidii Uu Roobkii U Eegayey Ayey Soo

Read More  

Qabtii 1aad Sheekadini Wax Ay Ku Dhacday Nin Geel Jire Ah,,,, Ninkaas Waxa Magaciisa La Yidhaahdaa Caydiid Wacays Raambe

Read More  

Bari ayaa waxaa jiray laba nin oo saaxiiba ah, mid ka mid ah waxa uu ka soo jeeday gobalada waqooyi ee dalka, halka uu midka kale uu ka soo jeeday gobalada Koonfureed.

Read More  

Qeybaha hilibka geela waxa ka mid ah cad loo yaqaan AMMAAN oo isaga oo aan la karin, la sheegay in lagu cuni karo ceedhiinka. Xoola-dhaqatadu, aad bay geela ugu ammaantaa arrinkaas. Cadkaas' oo ku yaal bartamaha kuruska iyo guud ahaan hilibka geela, waxa lagu ammaanay gabayga hoos ku qoran:-

Read More  

Hilibka, Geela; Manaafacaadka labaad ee dhaqaale ee geelu leeyahay waa hilibkiisa, sida uu xoolaha kale uu uga laf weyn yahay ayuu uga hilib badan yahay.

Read More  

Beri ayaa waxa jiray laba nin oo walaalo ah, labadaa nin mid waxa la odhan jiray Kabo-Calaf, ninka kalena waxa la odhan jiray Faarax, Kabo-Calaf ayaa weynaa Faaraxna wuu yaraa, Kabo-Calaf weli muu guursan,

Read More  
I BUILT MY SITE FOR FREE USING